Soomaalidii ugu horreysay oo ka mid noqotay ciidamada booliska Australia

Dhallinyaro Soomaali ah ayaa markii ugu horreysay ku biiray booliska gobolka Victoria ee dalka Australia, waxayna ka mid ahaayeen cutubyo boolis ah oo tababar loogu soo xiray Magaalada Melbourne.

Warbixintan waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee dalka Australia Ibraahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhallinyaro Soomaali ah oo markii ugu horreysay ka mid noqday Booliska Australia