London —
Shacabka Britain ayaa ka cabanaya dhaqaale xumo baahsan, halka qiimihii maciishada, korontada iyo shiidaalkuna cirka isku shareereen.
Dhaqaale xumadan ayaa xataa saameysay qaar ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeya hay’daha caafimaadka, waxbarashada, warshadaha iyo dadka qabta shaqooyinka qaadaa ama dhargaaga.
Qoysas badan ayaa la daalaa dhacaya inay si wanaagsan u quudiyaan caruurtooda, taasi oo saaameyn ku yeelanaysa tayada waxbarashada caruurta.
Ismaaciil Ducaale Yuusuf waa Macallim Soomaaliyeed, waxa uu u shaqeeyaa Wasaaradda Waxbarashada magaalada Sheffield. Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub ayaa ka wareystay, saameynta dhaqaale xumidani ku yeelanayso tayada waxbarashada ardeyda
Your browser doesn’t support HTML5