Waa qeybtii 53-aad oo maanta ka hadlaysa waa maxay Habaarku, dadka habaarkooda laga baqaanse waa kuwee?
Waa qeybtii 53-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha. toddobaadkana wuxuu ku saabsan yahay habaarka, isaga iyo dhawrka ka dambeeyaana waxay ka jawaabayaan su'aasha ah: Habaarku waa maxay, dadka habaarkooda laga baqaanse waa kuwee?