Waa qeybtii 27-aad ee barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha. Qeybtani waxay ka hadlaysaa maahmaahyada iyo gabayada.
Suugaan-uruuriye, Axmed Faarax Cali (Idaajaa) oo mar walba inoo soo diyaara, halkanna kasoo jeediya barnaamijkan Dhaqanka iyo Hiddaha ayaa todobaadkana, mar kale inoo soo gudbinaya qeybtii 27-aad ee barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha.
Qeybtani waxay ka hadlaysaa maahmaahyada sida quruxda badan gabayada loogu dhex milo.