Waa qeybtii 28-aad ee barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha. Qeybtani waxay ka hadlaysaa maahmaahyada kala duwan ee Soomaalida.
Waa qeybtii 28-aad ee barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha. Qeybtani waxay ka hadlaysaa maahmaahyada kala duwan ee qaar ka mid ah abwaanada Soomaalidu ka gabyeen. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa.