Barnaamijka todobaadkani waxa uu si gaar ah uga hadlayaa suugaanta jacaylka iyo isbedelka suugaanta ku yimid xiliyo dhexe
Suugaanta Jacaylku ma ahayn mid si baahsan u jirtay ilaa iyo xiliyo dhexe. Sida uu suugaan-uruuriyuhu tilmaamay, dadka Soomaalida suugaantoodu waxay u badnayd mid dagaalada iyo nin-karneednimda ku ekayd oo in badan aan ka hadal jacaylka iyo caadifadda.
Barnaamijka todobaadkani waxa uu diiradda saarayaa isbedelka suugaanta ku yimid iyo sida ka hadalka jacaylku uu u noqday qodob farshaxanta suugaanta sii bilay.
Barnaamijka todobaadkan oo dhameys tiran hoos kala soco.