Dhimashada dibadbaxayaasha Iran oo korortay 

Dalka Iran waxaa wali kasii socda dibadbaxyadii lagaga soo horjeeday dilka gabar dhallinaryo ahayd oo dhimatay xilli booliiska qaabilsan anshuxa ay u qabteen xijaab la’aan darteed.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Qaahira kasoo diray wariyaha VOA-da ee Bariga Dhexe, Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhimashada dibaxbaxayaasha Iran oo korortay.mp3