Dibadbaxyo laga cabsi qabo inay mar kale kusoo noqdaan jidadka Kenya

KENYA-POLITICS-DEMO

KENYA-POLITICS-DEMO

Kahor inta anay bilaaban wadahadallada mucaaradka iyo dowladda Kenya ayaa dadka reer Kenya waxay walaac ka qabaan in markale mucaaradka dalkaasi hor kacaan bannaanbaxyo dadweyne oo rabsahda wata, kadib markii hoggaamiyaha mucaaradka ugu wayan Kenya Raila Odinga uu dhawaan sidaas u sheegay dad isaga taageersan oo uu meel fagaara ah kula hadlayay.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa inoo heysa Maryan Maxamuud Qalanjo.

Your browser doesn’t support HTML5

kenya.m4a