Washington —
Doorashada madaxweynaha Mareykanka ayaa dhaceysa Talaadada berri ee November ay tahay 5. Doorashadan ayaa noqneysa mid ka duwan doorashooyinkii hore ee dalka soo maray.
Saraakiisha amniga iyo sirdoonka Mareykanka ayaa ka digaya in cod-bixiyeyaasha ay wajahayaan halis iyo dareen kacsan, khatartuna waxay ka imanaysaa gudaha iyo dibadda.
Weriyaha Amniga Qaranka ee VOA Jeff Seldin ayaa warbixintan diyaariyey. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5