Digniino la bixiyey xilli kuleyl darran uu ka jiro England

London

Mandaqadda England ee boqortooyada UK ayaa kor loo qaadey digniinta heer kulka, kadib markii uu gaaray 32C illaa shalay.

Siddeed gobol oo ka mid ah sagaalka gobol ee mandaqada ka kooban tahay ayaa digniintaas la gaarsiiyey heerka casaanka, oo ah kan ugu sarreeya.

Warbxintan waxaa magaalada London kasoo diray wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Digniino la bixiyey xilli kuleyl darran uu ka jiro England