Xildhibaanada kasoo jeeda gobolka Bay qaarkood ayaa walaac ka muujiyey awoodda AMISOM ee ilaalinta ammaanka Baydhabo
Xildhibaanada DKMG ee Somalia ee kasoo jeeda gobolada Bay qaarkood ayaa walaac ka muujiyey awoodda AMISOM ee ilaalinta magaalada Baydhabo oo gobolka Bay
Waxay aad u taageersan yihiin in ciidamada Ethiopia ay sii joogaan magaalada Baydhabo, iyaga oo sheegay in AMISOM ayna ku fillayn ilaalinta magaaladaas.
Warbixin dhamesytiran oo arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.