Diyaargarowga Ciiddal Fitriga oo si weyn uga socda Soomaaliya

Mid ka mida dawaarlayaasha Soomaalida ee ku nool magaalada Beledweyne, ee gobolka Hiiraan

BELEDWEYN - Iyada oo ay haatan geba-gebo ku dhowdahay bisha barakaysan ee Ramadan, ayaa haatan waxaa dalka Soomaaliya ka socda diyaargarowga maalinta ciidul fitriga ee soo socota. Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka mid ah meelaha sida weyn looga dareemayo diyaargarowgaas.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane

Your browser doesn’t support HTML5

Diyaargarowga Ciidda ee Beledweyne