Muqdisho —
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay dood dadweyne oo looga hadlayay arrimo la xiriira faderaalka iyo xalka dowladnimada Soomaaliya.
Dooddaan oo ay taageereysay dowladda Norway waxaa ka qeybgalay aqoonyahan, dhallinyaro iyo siyaasiyiin.
Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.
Your browser doesn’t support HTML5