Doorashada guddoomiye ku-xigeenada golaha shacabka oo socota

Xildhibaano

Xildhibaano

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa mar kale maanta isugu yimid teendhada Afisyoone si ay u doortaan labada guddoomiye ku-xigeen ee Golaha Shacabka ee baarlamaanka.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa Khadka telefoonka kula xiriiray weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle oo ku sugan teendhada oo hadda ay ka socoto doorashada.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada guddoomiye ku-xigeenada golaha shacabka oo socota