Doorashada kursi uu xildhibaan ka geeriyooday oo ka dhacday Kismaayo
Doorashada Jubaland
Kismaayo —
Doorashada Kursigii uu dhawaan ka geeriyooday Allah ha u maxariistee Xildhibaan Maxamuud Maxamed Cumar Kuuloow ayaa saaka lagu qabtay magaalada Kismaayo.
Sidoo kale maamulka Jubaland ayaa billaabay qaban-qaabada doorashada 16-ka kursi ee gobolka Gedo, taasi oo ka dhaceysa degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.