Doorashada Mareykanka oo wajahaysa farogelin shisheeye

USA-ELECTION/

Dalalka ay is hayaan Maraykanka ayaa sii kordhinaya dadaallada ay ku doonayaan in ay raad ugu yeeshaan natiijada doorashada Maraykanka.

Wariyaha VOA-da ee arrimaha amniga qaranka Jeff Seldin ayaa warbixintan ku eegaya farsamada sarreysa ee la doonayo in lagu beegsado doorashada iyo cod-bixiyeyaasha Maraykanka.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada Mareykanka oo wajahaysa farogelin shisheeye