London —
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale dib loogu doortay xilkaas, kadib doorasho adag oo Talaadadii ka dhacday dalka, isaga oo ka guuleystay madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris.
Dalalka Yurub ayaa ka mid ah wadamada reer Galbeedka ee heshiisyada mudada dheer loogu talagalay la galay dalka Mareykanka.
Madaxweyne Donald Trump oo leh siyaasado cusub oo ku qotomo Yurub, side ayey u saameyn doonan heshiisyadaasi.
Wariayaha VOA qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa warbixintan ku eegaya arrintan.
Your browser doesn’t support HTML5