Dowlad degaanka: 100,000 oo gabdhood oo laga talaalay Cancer-ka

Waxaa lasoo gaba gabeeyay ololaha ka hortaga talaalka virus-ka lagaga hortagayo cudurka cancer-ka ee ku dhaca makaanka dumarka afkiisa, kaas oo laga waday deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

Ololahan ayaa lagu talaalay in ka badan boqol kun oo gabdho ah, kuwaas oo wax ka barta dugsiyada deegaanka.

Haddaba arrimahaas ayaa waxaa wariyaha VOA ee magaalada Jigjiga Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa uga warramay Dr. Maxamed Cabdi oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurka cancer-ka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowlad degaanka: 100,000 oo gabdhood oo laga talaalay Cancer-ka