Muqdisho —
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa maanta markii labaad dilka Cabdinaasir Muuse Dahable ku eedeeyey dowladda Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha Soomaaliya Xasna Sheekh Maxamuud.
Haddaba eedda Somaliland waxaan weydiinay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfafainta dawladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Caddaala.
Haaruun Macruuf ayaa weydiiyey jawaabta dawladda federaalka ee eedda Somaliland.
Your browser doesn’t support HTML5