Dowladda iyo mucaaradka Kenya oo wadahadallo billaabay

Kadib bannaanbaxyo qalalaase wata oo bilihii lasoo dhaafay ka dhacay dalka Kenya ayaa dawladda waddankaasi iyo mucaaradku ay qaadayaan dhaq-dhaqaaqyo diblomaasiyadeed oo ay isku dayayaan inay iskaga soo dhowaadaan mowqifyada ay kala joogaan.

Warbixin maanta ay qortay wakaaladda wararka ee AFP waxaa soo jeedinaya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda iyo mucaaradka Kenya oo wadahadallo billaabay