Dowladda Soomaaliya oo shuruuc cusub kusoo rogtay waxbarashada sare

Nuura Mustaf

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay shuruuc cusub oo ay yeelan doonto waxbarashada sare ee dalka laga billaabo sanad-dugsiyeedka 2023/2024.

Haddaba Caasha Ibraahim Aadan ayaa arrintan ka wareysatay Nuura Mustaf Muqtaar Guudow, wasiiru-dwolaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya oo shuruuc cusub kusoo rogtay waxbarashada sare