London —
Dowladda UK ayaa lagu dhaliilay in dadka qaxoontiga dalbadey ee ku guul-dareystay arjigooda, sugayana in la mustaafuriyo loola dhaqmo nidaam aan waafaqsaneyn bani’aadannimada.
Warbixintan waxaa London kasoo diray Wariyaha VOA Cabdixaafdi Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5