Duqeymo ka dhacay degaano ka mid ah gobolka Bari

Drone

Afhayeenka ciidmada Puntland Jeneraal Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in habeenimadii xalay ay duqaymo ka dhaceen deegaanka Buuralayda Il iyo Camayra ee degmada Isku Shuban ee Gobolka Bari.

Afhayeenka ayaa sidoo kale ka warramay qaraxayo ciidmada lala beegsaday. Wariyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa wareysatay Jeneraal Maxamuud.

Your browser doesn’t support HTML5

Duqeymo ka dhacay degaano ka mid ah gobolka Bari