Muqdisho —
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerarkii Al-Shabaab ay shalay ku qaadday xerada ciidamada Burundi ee degaanka Ceel Baraf halkaasi oo dagaal qaraari uu ka dhacay.
Dalwadda Soomaaliya, Safararda Maraykanka ee Soomaaliya iyo Midowga Afrika labaduba waxay weerarka Al-Shabaab u cambaareeyeen si xooggan.
Wararkii ugu dambeeyey ooo ay ku jirto warbixin ay weerarkan ka qortay wakaaladda wararka ee AFP, waxaa warbixintan inooga diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan.
Your browser doesn’t support HTML5