Faaqidaadda: Caqabadaha haysta xasilloonida Geeska Afrika

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay caqabadaha ugu waaweyn ee heysta Nabadda iyo Xasilloonida Gobolka Geeska Africa.

Waxaa Magaalada Garoowe ka soo diray wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Caqabadaha haysta Nabadda iyo Xasilloonida Gobolka Geeska Afrika