Faaqidaadda: Dhameystirka doorashada guddoonka baarlamanka

Xildhibaano

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinkii ugu danbeeyey ee gudoonka labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo shalay lasoo geba-gebeeyey.

Waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaha VOA-da Saynab Abukaur Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Dhameystirka doorashada guddoonka baarlamanka