Faaqidaadda: Hannaanka Dib-u-Heshiisiinta Somalia

  • Abdulaziz Osman

Faaqidaadda: Hannaanka Dib-u-Heshiisiinta Somalia

Barnaamijkeenan Faaqidaadda Toddobaadka waxaa uu ku saabsan yahay qaababka ugu haboon ee dib-u-heshiisiin looga hirgalin karo dalka Somalia.

Barnaamija waxaa ka qeybgalaya aqoonyahanno Soomaali ah.