Baydhaba —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay tahriibka dhallinyarada iyo doorka ay shaqo la’aantu ku leedahay. Waxaa Baydhaba ku soo diyaariyey Muqtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Faaqidaadda: Tahriibka dhallinyarada iyo doorka shaqo la’aanta