Faaqidaadda Toddobaadka: Dibadbaxyada dalka Kenya

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dibad-baxyadii ka dhacay Kenya iyo kacdoonka dhallinyarada isbedel doonka ah ee dalkaas.

Yaasiin Ciise Wardheere ayaa Nairobi ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka: Dibadbaxyada dalka Kenya