Faaqidaadda Toddobaadka: Khilaafka Wasaaradda Maaliyadda iyo kuwa maamul goboleedyada

Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadkan waxaan maanta ku eegeyno khilaafka ka dhex oogan Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federalka iyo Wasaaradaha Maaliyadda ee Dowlad Goboleedyada.

Waxaa Muqdishu inoogu soo diyaarisay Seynab Abuukar Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka.mp3