Muqdisho —
Bishii hore ee April, waxaa dowladda Federaalka Soomaaliya ay ammaanka caasimadda Muqdisho ku wareejisay ciidammo cusub oo lagu soo tababaray waddanka Uganda, waxaana sida ay sheegeen madaxda dowladdu la filayaa inay noqdaan kuwa 'hagaajiga amniga.'
Haddaba miyuu is-bedel ku yimid amniga caasimadda? Barnaamijka faaqidaadda Toddobaadka ee toddobaadkan ayaan ku eegeynaa, waxaana soo diyaarisay, soona jeedinaya Saynab Abukar.
Your browser doesn’t support HTML5