Faaqidaadda Toddobaadka: Xiisadda siyaasadeed ee Puntland

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay xaaladihii ugu danbeeyay ee siyaasadda maamulka Puntland, oo weli muran uu ka taagan yahay qabashada doorashooyinka.

Waxaa soo jeedineysa Faaduma Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka: Xiisadda siyaasadeed ee Puntland