Falanqeyn: Doorashooyinka iyo dimuqraadiyadda Somaliland

Kadib dood iyo muran muddo doorashad ka soo taagnaa, in la cayimo maxay uga dhigan tahay hanaanka dimuqraadiyada Somaliland?

Abdi hakin Shirwac ayaa su'aashaas iyo kuwo kaleba weydiiyay Dr Maxamed Faarax Xirsi oo ah guddoomiyaha Akaadamiga Nabada iyo Horumarka Somaliland, waxaana uu ugu horeyn weydiiyay sida uu u arko in madaxweynaha iyo guddida doorashaduba ay soo saaraan cayimaada maalinta doorashada.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeynta wakhtiga doorashada Somaliland