Falanqeyn ku saabsan dagaallada Itoobiya ee u dhaxeyaa ciidamada dowladda iyo jabhadda Tigreega

Dalka Itoobiya, waxa dib u soo laabtay colaaddii u dhaxeysay ciidamada dowladda Itoobiya iyo kuwa Tigreega, waxaana soo baxaya baaqyo caalami ah oo loo dirayo in coladda la joojiyo.

Haddaba, waa maxay sababta dagaalladan u soo noqnoqonayaan? Sideese dhinacyadu coladda ku joojin karaan? Arrimahaasi ayaa aqoonyahan Maxamed Sheekh Xuseen oo ka faallooda arrimaha siyaasada iyo bulshada, deganna Mareykanka uga warramay Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeynta colaadda Itoobiya.mp3