Falanqeyn ku saabsan natiijada horudhaca ah ee doorashada Kenya

Willian Ruto iyo Raila Odinga

Natiijooyinka horudhaca ah ee doorashada madaxweynaha Kenya ee dhacday Talaadadii ayaa ayaa muujinayay in tartanka uu aad ugu dhawaa in lagu dhawaaqo, iyada oo ay weli socoto tirinta codadka, isla markaana tiro aan badneyn ay ku kala horreyaan Raila Odinga iyo William Ruto.

Wariyaha VOA ee Washington Jamal Ahmed Osman ayaa ka wareystay wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed halka ay mareyso tirinta codadka iyo goorta la filayo natiijada rasmiga ah.

Your browser doesn’t support HTML5

Natiijada horudhca ah ee doorashad Kenya.mp3