Muqdisho —
Mas’uuliyiinta dawladda federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan sheegay in ciidamada dawladda ay ku laabteen degaano ay horey uga soo baxeen bishii Ogosto, oo ay ka mid yihiin Ceeldheer iyo Masagawaay.
Dawladda federaalka iyo maamul goboleedka Galmudug ayaa sidoo kale guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Mudug.
Haddaba, hawlgalladan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, taliyihii hore ee hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA.
Your browser doesn’t support HTML5