Fatahaadaha Beledweyne oo hakad geliyey howlihii isbitaalka

Magaalada Beledweyne ee bartamaha Soomaaliya, waxaa gabi ahaanba istaagay adeeggii caafimaadka ee uu bixin jiray Isbitaalka Guud ee Gobalka Hiiraan kadib markii ay biyaha daadku harqiyeen, waxaana jirta cabsi laga qabo in cudurro ay ka dilaacaan halkaasi.

Warbixintan waxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Fatahaadaha Beledweyne oo hakad geliyey howlihii isbitaalka