Fatahaado hakiyey waxbarashadii ardayda Beledweyne

In ka badan 37 kun oo arday oo dhiganayay iskuullada magaalada Baladweyne ayay hakad ku timid waxbarashooda kadib markii dadaad ka soo rogmaday webiga Shabeelle ay buux dhaafiyeen goobaha waxbarashadda qaar, taasoo keentay in la fasaxo ardayda.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Fatahaado hakiyey waxbarashadii ardayda Beledweyne