Firdhiye 'oo doonaya' iskaashi maamulkiisu la yeesho Puntland

Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye ayaa sheegay inuu doonayo iskaashi buuxa oo dhexmara maamulkiisa iyo kan Puntland bilaha soo socda.

Waxa uu ka hadlayey kal-fadhigga 2-aad ee Golaha Baarlamaanka Maamulka SSC-Khaatumo oo furmay maanta.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Firdhiye 'oo doonaya' iskaashi maamulkiisu la yeesho Puntland