Gabar Soomaali ah oo ku guuleysatay tartanka qur'aanka ee W/Ameerika

Yusra

Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Yusra Cabdiraxmaan Cabdille, ayaa ku guulaysatay kaalinta koowaad ee tartanka 30-ka Juz ee Qur'aanka Kariimka ah ee gobolka Minnesota, gaar ahaan qaybta hablaha.

Wariyaha VOA ee gobolkaas Maxamuud Masacadde ayaa markii lagu dhawaaqay ardaydii ku guulaysatay kaalmaha hore ee tartanka, wuxuu la kulmay Faadumo Qaasim Sheekhuna oo ah hooyada Yusra Cabdiraxmaan, waxaanu uu ka wareystay sida ay u aragto guusha gabadheeda.

Your browser doesn’t support HTML5

Gabar Soomaali ah oo ku guuleysatay tartanka qur'aanka ee W/Ameerika