Galka Baarista: Isku furista khadadka gudaha ee shirkadaha telefoonnada  

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa isku furista khadadka gudaha ee shirkadaha isgaarsiinta telefoonnada Soomaaliya, waxaana barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Harun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso Galka Baarista.m4a