Galka Baarista: Silaca Soomaalida ka haysta helista fiisaha caafimaad ee India

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dhibaatada Soomaalida ka haysata helista dal-ku-galka India, si ay u helaan daryeel caafimaad. Soomaali badan ayaa ayaga oo xanuuno qaba ku geeriyooda Addis-Ababa iyo Nairobi ayaga oo sugaya fiisaha.

Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Silaca Soomaalida ka haysta helista fiisaha caafimaad ee India