Galka Baarista: Maxaa laga beddelay heshiiskii shidaalka?

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiska shidaalka ee dowladda Soomaaliya ay la gashay shirkadda Coastline Exploration ee dalka Mareykanka. Heshiiskaas oo horey ay isugu khilaaftay dowladdii madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa dhowaan dib u ogolaatay dowladda madaxweyne Xasan Sheekh.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Xogta heshiiska shidaalka ee Soomaaliya iyo Coastline Exploration