Tel Aviv —
Labo qof oo rayid ah ayaa lagu dilay waqooyiga Israa’iil Axadii ka dib markii gantaal lidka taankiyada ah oo laga soo ganay Lubnaan uu ku dhacay guri ku yaalla magaalo u dhow xudduudda.
Arrintan ayaa sare u qaadeysa cabsida laga qabo isku dhac labaad oo sii kordhinaya dagaalka socda ee Israel iyo Xamaas.
Warbixin wakaaladda wararka ee AP ay qortay waxaa soo koobaya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5