Garoon diyaaradeed laga hirgeliyey deegaanka Af-Barwaaqo?

Mudug

Garoon diyaaradeed oo ay iska kaashadeen maamulka Galmudug iyo dadka deegaanka iyo ganacsato ayaa laga hirgaliyay deegaanka Af-Barwaaqo oo ka tirsan maamul goboleedka Galmudug.

Wariyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isaaq, ayaa warbixintan nooga soo diray Gaalkacyo.

Your browser doesn’t support HTML5

Garoon diyaaradeed laga hirgeliyey deegaanka Af-Barwaaqo?