Golaha Ammaanka oo cusbooneysiiyey cunaqabateyntii Darfur

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si wada jir ah u cusbooneysiiyay cunaqabateynta hubka ee saaran dhinacyada ku dagaallamaya gobolka Darfur ee dalka Suudaan.

Darfur ayaa waxaa bilihii u dambeeyay ku xoogaysatay colaadda u dhaxeysa labada Jeneraal ee iska soo horjeeda, oo sii xumaysay dhibaatada bani’aadannimo ee daran ee gobolkaasi.

Warbixin ay VOA-da ka qortay arrinkaasi, waxaa soo koobaya Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Ammaanka oo cusbooneysiiyey cunaqabateyntii Darfur