Golaha Guurtida Somaliland oo ka hadlay xaaladda Laascaanood 

Golaha Guurtida

Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa maalman degganayd, kadib qalalaase ay dad ku dhinteen oo dhowaan ka dhacay magaalada.Qalalaasaha ayaa daba socday dil magaalada loogu gaystay mid ka mid ah siyaasiiyiinta degaanka.

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa dilka siyaasiga ku eedeeyey “argagixiso.”

Qulqulatooyinkaas ayaa keenay dhimasho dad rayid ah kadib markii ay ciidamada Somaliland rasaas fureen sida ay sheegeen dadka degaanka. Haddaba kalfadhigii 80aad ee golaha guurtida Somaliland ayaa maanta looga hadlay xaalada magalada Laascanood.

Sagal Mustafe Xasan ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Golah Guurtida Somaliland.mp3