Muqdisho —
Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey laba hindise sharciyeed oo muhiim u ah wasaaradda beeraha iyo guud ahaan beeraleyda Soomaaliyeed.
Hndise sharciyeedyadaasi ayaa kala ah; Hindise Sharciyeedka Abuurka iyo Noocyada Ayniga Dhir-Beereedka iyo Hindise Sharciyeedka Badbaadada Dhir-Beereedka iyo Takoorka.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5