Golaha Wakiillada Somaliland oo ansixiyey xeerarka doorashooyinka

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerarka doorashooyinka soo socda oo lagu wado in la qabto dabayaaqada sannadkan.

Warbixintan waxaa Hargaysa inooga soo diray Xamse Cali Jeesto.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Wakiillada Somaliland oo ansixiyey xeerarka doorashooyinka