Greece iyo Turkey oo ka fakaraya in ay dib u billaabaan wada-hadallo

Greece iyo Turkiga ayaa ka fekeraya inay dib u billaabi karaan iyo in kale wadahadallo looga golleeyahay inay ku calaamadeeyaan xadka badda ee ay ku muransan yihiin labada dhinac.

Labadan wadan ee deriska ah ee gaashaanbuurta NATO ku wada jira ayaa waxaa muddo fog u dhaxeeyay muran ku aadan lahaashaha dhul badeed.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Greece iyo Turkey oo ka fakaraya in ay dib u billaabaan wada-hadallo